SpotifyToMP3
Episode 12: S2;Dissociation| Maan Maqan Iyo Jidh Jooga | Kabasho|

Episode 12: S2;Dissociation| Maan Maqan Iyo Jidh Jooga | Kabasho|

31:49 · 1,940,723 plays

From the album Kabasho

Description

Waligaa ma dareentay inaad nolosha dul sabbaynayso, in aad dareen ahaan kabuubyoonayso, in xasuusaha qaar yaraantaadii aanad waxbaba ka xasuusan? Haddii Jawaabtu 'HAA' tahay, xilqaddani waxay kaa caawin kartaa fahanka naftaada. Dhagaysi wanaagsan🌸

You May Also Like